Ali Ahmed, Cariish

Ali Ahmed, Cariish Cariish Stadium and Restaurant, Beledwayne, Hiiraan State, Somalia

30/01/2025

Abwaan, Wadani ah, Sharaf iyo Qiimo badan

19/01/2025
Jimco Mubaarak Family and Friends.
17/01/2025

Jimco Mubaarak Family and Friends.

06/01/2025

Walaal ka Qeybqaado Dhameystirka Dhismaha Xarunta Daryeelka Agoonta Sheekh Maxamed Macalin Xassan. Evc252 613 12 5887, Edahab252623125887

01/11/2024

Arimaha Masiiriga ah ee Ummad waqti hala siiyo

01/11/2024

Federal ku waa Nadaam Ajnabi, Soomaalida oo waxwalba wadaagta waxaa loogu keeney in la yareeyo Awoodda Soomaalida si jiritaankeeda loo baa'biyo ama khayraadkeeda si fudud lagu qaato

Waan soo maray noloshan oo kale, in aan baabuurkii aan watay horteyda ku gudbo, waliba iyadoo Winter ah oo barafku dhulk...
31/10/2024

Waan soo maray noloshan oo kale, in aan baabuurkii aan watay horteyda ku gudbo, waliba iyadoo Winter ah oo barafku dhulka buuxiyey. Allaha u dhibyareeyo inta noloshaas oo kale ku nool. Allaha idiinka soo gar gaaro!

Set your priorities right !

29/10/2024

Hirshabeelle muxuu yahay xaalkeeda Maanta, kaga bogo halkan.

25/10/2024

Car skading waa xaalad aan ku dhex shaqeeyey muddo dheer! Alxamdulilaah, hadaan anoo nabad qaba ka soo dhexbaxay, inta ku dhexjirta noloshaas Allaha ka badbaadiyo.

Maalin winter ah, ayaan waxaan soo galay hwy 427 northbound kana soo galay Dundas st w, markaan soo galayba baabuurkii aan watay waxa uu wareegay 360 degree, nasiib wanaag waxaa uu u jestay dhinicii baabuurtu u socotay, waa qatar Allah iga badbaadiyey, oo aanan iloowin.

24/10/2024
16/10/2024

Talo Dalka iyo Dadka Dhiseysa ka dhagayso Sheekh Ummul, Allaha Barakeeyo inta Wadaniyadda iyo U Dhimrinta Dadka aay ku wayn tahay

09/10/2024

Walaal ka Qaybqaado Dhismaha Xarunta Daryeelka Agoonta Sheekh Maxamed Macalin Xassan, Degmada Maxaas. Fadlan la soo xiriir Cali Cariish 252 619 44 5454 ama Muumin Cosoble 252 613 12 5887.

Address

Beledweyne

Telephone

+252619445454

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ali Ahmed, Cariish posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ali Ahmed, Cariish:

Videos

Share

Category