Ashqaraar Event Management

Ashqaraar Event Management Ashqaraar events management waa shirkad bixisa adeegyada Qurxinta xafladaha iyo nidaamintooda

12/10/2023

Weli cuud ma ku tuntey badda xeeligeeda goor casar liiqa?

Jawigaasi hadii uu kuu dhiman yahay Ashqaraar baa idiin fulineysa ee la soo xidhiidh uu. Number kan 4442098

09/10/2023

Xafladaha dhalashada,Afartan baxa iyo xafladda kale ee caruurta loo dhigayaba Waxa idiin qurxin doonta Ashqaraar Event Management kala soo xidhiidh 0634442098.
Adeeg hufan iyo qiimo macquul ah

04/10/2023

Habeen kaga hakuu qurxiso Ashqaraar event
somaliland

22/03/2023

Ramadan mubaarak bahda ku xidhan Ashqaraar event management waxa aan idin soo kordhinay adeegga La Afur Ashqaraar iyo badda dhinaceeda❤️

Xafladda ardeyda dhamaysay Akhriska iyo qoraalka carabida ee Madarasadda Aflax.Berbera somaliland
15/03/2023

Xafladda ardeyda dhamaysay Akhriska iyo qoraalka carabida ee Madarasadda Aflax.

Berbera somaliland

04/03/2023

Dalxiise ma tahay waxaan kuu diyaarinaynaa goobta aad ku nasan lahayd, kuna jawi bedelan lahayd.

Batalaale beach iyo Ashqaraar event management

Caleemosaarkii chief caaqil cabdi deegaanka dubur ayuu ka dhacay Ashqaraar event baa bilicda iyo quruxdaba lahayd
10/02/2023

Caleemosaarkii chief caaqil cabdi deegaanka dubur ayuu ka dhacay
Ashqaraar event baa bilicda iyo quruxdaba lahayd

Desing meher oo qurux badan baad naga helaysaaAshqaraar event
03/02/2023

Desing meher oo qurux badan baad naga helaysaa
Ashqaraar event

Jewigaaga samayso ashqraarna hakuu rumeyso
31/01/2023

Jewigaaga samayso ashqraarna hakuu rumeyso

23/01/2023

Badda kaga dhigi lahaa hadaan karo biyo macaan

Ashqaraar picnic

Adeegyada aan bixino ayay ka mid tahay  diyaarinta iyo Qurxinta dalxiiska  xeeliga badda waxa iyana dhinac socda inaan i...
18/01/2023

Adeegyada aan bixino ayay ka mid tahay diyaarinta iyo Qurxinta dalxiiska xeeliga badda waxa iyana dhinac socda inaan idiin diyaarinayno snacks kii iyo cabitaanada aad jawigaas ku qaadan lahayd

Ku dalxiis oo jawi ku qaado xeebta necowda qabowna halkaas ku qaado.

Sirtu waa ashqaraar

15/01/2023

Duqa degmada oo Ashqaraar Event Management ku dhiirigeliyey adeegyada ay kusoo kordhisey degmada Berbera mahadsanid mudane

16/12/2022

Jawiga oo deggan iyo badda ceerigeeda Weli ma ku quraacatey?

Ashqraar event management

Ashqraar Event Managment  Qurxinta bandhiga Xoogsade Got Talent Ku xidhnow ashqraar waad la ashqaraari doontaane
15/12/2022

Ashqraar Event Managment Qurxinta bandhiga Xoogsade Got Talent
Ku xidhnow ashqraar waad la ashqaraari doontaane

Ashqaraar Event Management  waxay qurxisey Xafladii furitaanka labada daladood ee barnaamij Danwadaag(self help group) k...
13/12/2022

Ashqaraar Event Management waxay qurxisey Xafladii furitaanka labada daladood ee barnaamij Danwadaag(self help group) kaas oo ay ku mideysan yihiin 320 dumar ah.

Ku xidhnow Ashqaraar waad la ashqaraari doontaane
Tell:0634244648 area shidayare

Adeegyada aan bixino  ayay ka mid tahay Qurxinta Dhalashooyinka.Weli ilmahaaga xaflad dhalasho ma u Samaysay?Ashqaraar a...
07/12/2022

Adeegyada aan bixino ayay ka mid tahay Qurxinta Dhalashooyinka.

Weli ilmahaaga xaflad dhalasho ma u Samaysay?
Ashqaraar ayaa kuu rumayn doonta riyadaada❤️❤️

Weli Ashqaraar ma kuu adeegtey?
06/12/2022

Weli Ashqaraar ma kuu adeegtey?

Qurxinta xafladaha iyo nidaamintooda ugu kaalay Ashqaraar Event Management muhiimadayadu waa inaan kuu qurxino madashaad...
05/12/2022

Qurxinta xafladaha iyo nidaamintooda ugu kaalay Ashqaraar Event Management muhiimadayadu waa inaan kuu qurxino madashaada

Ku xidhnow Ashqaraar waad la Ashqaraari doontaaye.

05/12/2022
Ashqaraar event management waa shirkad cusub oo laga aasaasey Magalaada Berbera iyada oo bixinaysa Adeegyada kala ah:1:Q...
17/11/2022

Ashqaraar event management waa shirkad cusub oo laga aasaasey Magalaada Berbera iyada oo bixinaysa Adeegyada kala ah:

1:Qurxinta Munaasibadaha
2:Qurxinta Aroosyada,Meherka, Qalinjebinaha iyo xafladaha Gaar ah.
3:Qorsheynta iyo nidaaminta Xafladaha.
4:Samaynta cake ga iyo macmacaanka.
5: Qurxinta Gaadhiga (car decoration)

Meheradu waxay ku taala shida yare Area kala soo xidhiidh numberada:
0634244648

Address

Berbera
00252

Telephone

+252634442098

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ashqaraar Event Management posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share

Category


Other Berbera event planning services

Show All