Gabadh wan la saxibi lahaye?
Lkn waxan ogahay inay gacantu igaga dhacayso🤣
Dhulkeena Hooyo💖
Si share gare Video ga hadaad dhulkaga jeceshay
Bal turjumaadan maxaad ka fahantay😆😄😅😄
Hibooyinka illhay ayay ka mid tahay💖
Midkee ku qanciyay ,follow so dhe page ka !! Muqalkana xaqisa sii
Markuu soo bixi wayay lottery gii😅ayaan jicirta iskaga ba biyay😆
Adu maxaad laydhka iskaga baa bisay1
Bashiir BaaJaa-Jacare follow so dhaha asxabtay
Naagtu haday 15 gaadho nikaaxi😅
Videos fani ah ,comments nagu reeb midka ka qosliyay😅
Bashiir BaaJaa-Jacare follow du waa muhim asxaabtay
Bal muuqaalkan daawo😭😭 , wakhtigii somali wayne caruurta iyo ardaydaa muwadinimada la barayay oo lala dabaal dagayay ,imakana ay cidlaaba dhowr fanaan ku baashaalayaan
Rayigaaga ka dhiibo ,followna so dhe pageka
Shalaad baratee waa la shubi jiray ,dhinbilahasi yay ku socdaan
illen qosal looma dhinto😅
#follow so dhe page ka
Allahu-Akbar😭 bisada aynu layno aduunkana sidaasay wax tar ugu leedahay
#follow so dhe pageka wllo
Hadaad garanasid wadanka so sheeg
Hadii kale qofkal 2aad u waco @@@
Folloo so dhe pagekaBashiir BaaJaa-Jacare
Nin Dr ah ama gabadh Dr ah oo aad odhan lahayde shaqadan baro metion😆😆 soo dhaha waa qofa sadexaade😅calaamadan Taabo @@@
Waar illeen ciil looma dhinto😭
Haday sidani ku qabsato maxaad samayne lahayde😆calamadan taabo qofka Laab ee kuso baxa ayaa u bahan in sidan loola go go😅 @@@@
Follow so dhe pageka - Bashiir BaaJaa-Jacare
Famous Daawo adaa qosli doone😄😅
Famous Footwear
#follow so dhe page ka
Safar dheer ,#Hargeisa, #berbera ilaa biya-kulule
#follow so dha
Bashiir BaaJaa-Jacare
Bpe ilahay haku caafiyo😁extada halkan uga ducee
Awoodban jirin xagaygoo afkiba juuqada gabay😁may odhan jireen
Dhibaatada ay leedahay #xumada magalada aad u haysa ,sida looga hortagi karo iyo waxa keena
Sii share garee si wlloha uga badbaadan
#follow and #share
Gabadheey Hadaadan rabin in lagula guursado 😁shuruudahan buuxi.
Metion soo dhe gabadh intaaba leh,iyo wiilki aroosi laha😁
Wlle dookhaygu ka hadlay😁bal mid waxa la sheegayo haysa igaso minxiisa😁
Metion soo dhe qof aad sidan kula talin lahayde😁@@
Macluumaad ku saabsan geerida😭😭
Marka Aad dhimato Waxaa La Wariyay in Ruuxdaada ay Ku sii baaqi ahaan doonto Meydkaaga dhinaciisa, Sida Barkintada hoosteeda iyo Sariirta hareeraheeda Waa goormee.? Waa Marka Lagu maydhayo iyo Marka Lagu Karfanaayo Labadaba.
Marka Lagu aaso Ruuxdaada Waxeey Dib Ugu Soo Laabaneysaa Jidhkaaga Ka dib Marka Qabriga Lagu soo dhex jiifiyo.
Marka Lagaa Soo Laabto Ka dib Waad Soo Tooseeysaa Sida Qof Hurdo Ka Soo Kacay oo kale Waxaa La Sheegaa in Aad Sadax jeer Oo isku Xig Xigta Aad isku dayidoontid inaad soo fadhiisato Qabriga dhexdiisa.
Ka dib Waxaad Arkeysa Mugdiga Ka jira godka qabriga dhexdiisa, Lkn Mar Walba Oo Aad damacdo inaad madaxa Kor U soo qaado Darbiga Qabriga ayaad Madax Ku dhufaneysa.
Marka Aad Aragto Xaaladaada in aanay Caadi aheyn ayaad Rumeysan doontaa inaad ka mid tahay Ehlu-meytka Asxaabul Qabuurka Meesha Ku Cusub Caawa.
Wax yar Ka dib Waxaa Kuu imaan doona Labadii Malag Ee kala ah Munkar iyo Nakiir Kuwaa Oo Loo Wakiishay Kaliya In ay Qabriga dadka Ku su"aalaan Sadax Su"aalood.
Waxa ay ku Weeydiin doonaan Ma aha Baasaboorkaa dhalashadada Ama Lacag iyo Maal, Ee Kaliya Waxa ay Ku Weeydiin doonaan Xagga Rabbigaa Diintaada Rasuulkaaga csw.
Labo Mid ayaad Noqon Mid ka Jawaaba Oo liibaana Ama Mid Ku dhaca Oo khasaara
Ka dib Waxaa Laguu Wadayaa Goob lagu magacaabo Xayaatu-barzaq Waxeey leedahay goobtaa laba albaab Mid Waxa Uu Ku sii jeedaa janada Mid ka Kale isaguna Waxaa Uu Ku Sii jeedaa Xaga jahanamo Halkaas ayaad Ku sugi doontaa Xisaabta iyo isa Soo bixinta Qiyaamaha.
Markaa ka dib Laba Meelood mid ayaad tegi Ama janno Ama Naar Allah ha inaga badbaadiyee.
Sido kale Maalmaha Qaar Waxaa ku soo booqan doona qaar Ka Mid ah qaraabadada iyoWaxaa la Wariyaa in Uu Malag Kuu imaan doona Kuguna Wargelin doona in Qof Ehelkaaga ah Ku soo Salaamay Waxaa Uu kugu Odhanayaa, Waxaa Kuu yimid Wiilkaaga ama Hooyada Ama inantaada Ama Xaaskaaga.
Ruuxdaadu Wey Ka Soo baxeysaa godka Qabriga Waxeey soo Koreysaa korka Sare Ee Qabriga,
Brothers petroleum Garxajis fuel station😁
Safar aanu kuso indho indhaynay ceelki ilahay biyaha noogu badalay😁😁
Dhowr ninbaanu Video gaa kuwada daawano, ninba meel bu sheegay aanan arkayne inta kale Aarbal halka eeg iyo halka eeg ayay ragi isku wada yidhahde😄 Hadana wa Video qof kaliyaa
Waxa waxaso fal cecelina Ka keenay waa maxaybay kula tahay---?
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭Hooyo qli sanaa waan ilmeeyayba ,Halkan uga ducee intii hoyadood dhimatay iyo intay nooshahayba ,
Calaamadan taabo qofka 2aad hooyadi u ducee,👉👉@@@@@
#follow page hadaad hooyo jeceshay
#share gare
Markaad calaamadan taabatid waa qofka 2Aad ee kuu so baxa@👉@@@@farin ureeb
Jawi kale💔
Hala soo sheego wadankaa--?
Sidiiq Yuusuf Xuseen Oo Ah Wiil Dhalinyaro ah ayaa gaadhigii Uu Reerka Ugu Shaqaynayay Uu Meel Cidlo ah kaga Gubtay.
Waxa uu ka tagay Hargeysa waxaanu ku sii jeeday Burco, mana jirto cid wax ku noqotay.
Sheekho xaga inantu kaso jeedaba marku 50g ku hubsaday buu muraaqooday😄niyadaasu ka yidhi ma bilashbad ku dhanansanasa😄waa ku celis meherkaasi niyow