Jilibkii Darwiishka

Jilibkii Darwiishka Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Jilibkii Darwiishka, Event Planner, Laascaanood.

27/03/2023

kusoo dhowaada magaaladiinii Laascaanood

27/03/2023

Isimadii kasoo kicimay magaalada Xamar ee xarunta ummadda Soomaaliyeed ayaa hadda si toos ah loogu soo dhaweeyey magaalada Laascaanood waxaan halkaa kelmada soo dhaweyn ah ka jeediyey qaar kamid ah isimada SSC waxaana hadalladoodii kamid ahaa sidan.

25/03/2023

Hiil walaal
Ugaar Saleebaan

21/03/2023

Deegaanka yagoori saaka aroornimadii h**e waxaa soo dhaafey 5 waaraad oo sida ugu yaraan 300 oo malayshiyo beeleed isaaq ah lagana soo uruuriyey burco hargaysa gebiley iyo berbera goojacade ayaana la keeney
Maalin dhow waxaad maqli doontaa marka waxna la laayo la qabto waa nala soo khadley

War Deg Deg Ah:-Garaad cabdirashiid waraabe dheere oo sheegay in la joojiyay isku socodkii ganacsi ee Deegaanka SSC iyo ...
20/03/2023

War Deg Deg Ah:-Garaad cabdirashiid waraabe dheere oo sheegay in la joojiyay isku socodkii ganacsi ee Deegaanka SSC iyo deegaanka SNM.

Qoraal uu garaadku ku baahiyay bartiisa ayuu ku yidhi sidan""Waxaan joojinay waxkasto ganacsi ah oo Burco iyo Hargaysa nooga imaan jiray hadaanu nahay reer SSC.

Sidoo kale waxaan joojinay Ganacsi kasto oo ka imaan jiray Burco iyo Hargaysa una gudbi jiray gobolada kale in uusan dhexmarin deegaanka SSC.

Waxaa kale oo aanu joojinay Ganacsigii ka imaan jiray gobolada kale kaaso markuu u socdo deegaanka beesha burco iyo hargaysa dhexmari jiray deegaanka SSC.

Go aankaas waanu hirgalinay waxaana u ka hir galay deeganada SSC inta badan sida gobolka cayn buuhoodle.

Laamiga dheer ee isku xidha waqooyi iyo Koonfurna waxay ku amran yihiin shacabka iyo ciidanka SSC inay fuliyaan Go aankaasi.

Hargaysa iyo Burco waxaanu barana wax badan oo ay iska indho tirasay 32 sano.

Suuro galna maaha ninka Guryahayaga la dhacaya Madhfaca ee maatadayadii Qaxiyay in aynu waxkaga iibsano lacagteena oo dhaqaalihiisa kor u qaadno ama in ganacsiga uu ka helayo dhaqalaha uu deegaankeena u maro.

20/03/2023

β€œWaxaa aad ii soo Jiidatay adkaysiga reer Laascaanood , dad wax iska celinaya oo la laynayo , madaafiic guryahiida lala dhacayo aan barooranayn Jilicsanayn , iyagoo faraxsan dagaalka ku jira , cidina aan isku hallayn β€œ
Proff Axmed Abyan oo Laascanood ku sugan.

wajiyada dhabta ah iyo habdhaqanka kala fog ee ciidama xaq u dirirka SSC-Khatumo iyo iyo kuwa argagixisada SNM.tabtay ye...
20/03/2023

wajiyada dhabta ah iyo habdhaqanka kala fog ee ciidama xaq u dirirka SSC-Khatumo iyo iyo kuwa argagixisada SNM.

tabtay yeelaan baa inoo balan ah.

ma dhacayso in nina ay ku hoobtaan oo iyaga iyo dumarkooduba gacan ul tagaan, halka kan kalena koolkoolis lagu wado ,tabtay faleen baa la marinayaaa.

19/03/2023

Xaalada Laascanood
Gudoomiye ku Xigeenka guddiga Aayaha SSC
Abshir Abshir C/Casiis Sh Maxamuud .

19/03/2023

Caaqil Mahdi Abdi Xaaji Abdullahi
caaqilka Ayaa Ka Hadlay Dagaalkii Shalay iyo Guulihii Ciidadamada SSC Ka Soo Hooyeen Dagaalkii Shalay iyo weliba si guud Waxa Kale Oo uu Ka Hadlay Maxaabiista Ay Ciidamada SSC Qabteen Oo Ay Ku jiraan Ciidamada Jabuuti.

Garaad Abdisalaan Xasan Maxamed ayaa saaka booqday Cusbitaalada la dhigay halganayaashii kusoo dhaawacmay dagaalkii shal...
19/03/2023

Garaad Abdisalaan Xasan Maxamed ayaa saaka booqday Cusbitaalada la dhigay halganayaashii kusoo dhaawacmay dagaalkii shalay ee xaq u dirirnimada ahaa kaasoo lagu difaacayeen deegaankooda.

18/03/2023

oodweyney ka timi
m dab baad doonaysay markaaaa.

18/03/2023

jabka ciidamada SNM .
hadaayaa bay ka shalaydaaa.

15/03/2023

Xaalada Laascaanood
C/Risaaq Falaalug
Afhayeenka Guddiga aayaha SSC ayaa ka warbixinaya .

13/03/2023

πŸ“Laascaanood.
Jamaahirta police-ka .
π•œπ•™π•’π•’π•₯π•¦π•žπ• π• π•ͺ π•˜π•’π•£π•˜π•’π•’π•£π•šπ•ͺ𝕠 π•˜π•’π•£π•’π•“π•œπ•’π•’π•˜π•¦ 𝕨𝕒𝕒 π•π•šπ•“π•šπ•Ÿ
π•˜π•’π•π•’π•• 𝕓𝕒𝕒𝕕 𝕦 π•₯𝕒𝕙𝕒π•ͺ 𝕙𝕠𝕠π•ͺ
π••π•’π•£π•¨π•šπ•šπ•€π•™ π•’π•’π•Ÿ π•˜π•’π•ž'𝕒π•ͺπ•Ÿ 𝕓𝕒𝕒 π•˜π•¦π•¦π•π•– π•œπ•’π•’ 𝕒𝕓𝕦𝕦𝕣𝕒π•ͺ𝕖
𝕔𝕒𝕣 π•œπ•¦π•žπ•’π•’ π•œπ•¦ π•˜π•’π••π•š π•œπ•’π•£π•’.

Degdeg --->Beesha Nuur Axmed ayaa gudiga 33 ah ku wareejiyey 36 neef oo geel oo hordhac u ah calafka  Lagu taakulaynayo ...
13/03/2023

Degdeg --->
Beesha Nuur Axmed ayaa gudiga 33 ah ku wareejiyey 36 neef oo geel oo hordhac u ah calafka Lagu taakulaynayo ciidanka difaacaya xaq u dirirka ah ee deegaanada ssc.

War-Saxaafadeed: Kulanka Madaxda SSC-Khaatumo iyo Ergo ka socota Golaha Amniga UN oo xaqiiqo raadis ah.β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”...
13/03/2023

War-Saxaafadeed: Kulanka Madaxda SSC-Khaatumo iyo Ergo ka socota Golaha Amniga UN oo xaqiiqo raadis ah.
β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”β€”
Xubno ka mid ah madax dhaqameedka SSC-Khaatumo iyo Guddida-33 ayaa magaalada Garoowe kula kulmay guddi khubaro ah oo ka socda Golaha Ammaanka ee Qarammada Midoobay, kuwaas oo ku hawlan u kuurgalidda iyo xaqiiqo raadinta xaaladda Laascaanood iyo degaannada SSC-Khaatumo.
Dhinaca SSC-Khaatumo waxaa ka qaybgalay Garaad Cabdirisaaq Garaad Soofe, Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale, Garaad Cabdisalaan Xasan Maxamed iyo afhayeenka Guddiga-33, Caaqil Cabdirisaaq Falaalug iyo xubno kale.
Madaxda SSC-Khaatumo ayaa warbixin waafi ah ka siiyay xaaladda taagan iyo jariimooyinkii uu maamulka Somaliland degaanka ka geysanayay intii uu joogay ilaa laga soo weerarka bahalnimada ah ee hadda socda. Waxaa kale oo ay gudbiyeen gal dhammaystiran oo taariikh mugweyn xambaarsan.
Degaannada SSC-Khaatumo iyo shacabka Dhulbahante waxa ay halgan dheer la galeen gumeystihii, marna ma aysan aqoonsan joogitaankiisi iyo wax xuduud ah oo uu xarriiqay, waxa ayna mar kasta u taagnaayeen, welina u taagan yihiin, midnimada ummadda Soomaaliyeed, wax goonigoosad ahna raalli k**a aha.
Waxaa kale oo diiradda la saaray in ay Soomaalidu tagay beelo, maamulka Somalilandna ay beeli iskeed u samaysatay, beesha Dhulbahantana aysan aqbalayn in loo dawladeeyo ee waxa la wada leeyahay ay tahay Dawladda Federaalka Soomaaliya, taas oo ah jiritaanka keli ah ee sharciyadda leh.
Madaxda Qarammada Midoobay ka socotay waxay diiradda saareen sidii ay wax uga ogaan lahaayeen xaaladda dhabta ah ee ka jirta degaanka, waxayna sheegeen in ay xog dhammaystiran diyaarin doonaan Golaha Amniga iyo Xoghayaha Qarammada Midoobayna la wadaagi doonaan.

Masjid ay bililiqaysteen maleeshiyada Somaliland waxay qaateen agabkii Masjidka waxay kaloo jabsadeen qaybta malcaammada...
09/03/2023

Masjid ay bililiqaysteen maleeshiyada Somaliland waxay qaateen agabkii Masjidka waxay kaloo jabsadeen qaybta malcaammada ama dugsi quraanaka, waa meelihii laga saaray maalmihii h**e.

06/03/2023

Saraakiisha Degmada Xingalool ee gobolka Sanaag oo uu hogaaminayo Gaashanle Sare Kabiin oo Lascaanood ku Sugan .

Address

Laascaanood

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jilibkii Darwiishka posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share

Category


Other Event Planners in Laascaanood

Show All