Arooskaaga haka duwnaado aroosyada cajiib events kala so xiriir whatsupp iyo wicitaanba 0618050053
Arooskaaga haka duwnaado aroosyada
Cajiib Events Management kala so xiriir whatsupp iyo wicitaanba 0618050053
Source:Shabele Tv
H
Xildhibaan Abdifitah qaasim oo kamid ahaa masuuliyiintii kasoo qeyb galay munaasabaddi xadhigga looga jaray
Cajiib Events Management
#gaarsii_saaxiibadaa #Share
❣
Goos-gooska hadalada qaar kamida masuuliyiintii kasoo qeyb galay munaasaddi furitaanka shirkadda
Cajiib Events Management
Shirkaddu waxay si toosa ubilawday
Qaabilista macaamiisha dooneysa in loo adeego
Saan horey u sheegnayba waxyaabaha aad heli kartaan waxaa ka mida
----------
❣In xaflado loo sameeyo ardeyda qalinjabineysa
Maadaama ay kala tagayaan loona diyaariyo cajal dhameystiran (full decument)
❣ Maadaama aanay saameyn gooni ah lahayn aroos hotel lagu dhigay
Waxay shirkaddu u diyaarisay lamaanaha hab gaar ah oo loogu diyaarinayo lamaanaha arooskooda waxaa laguu geyn badda ama biriga halkii aad doorato aroos dhaqan dhaanto lagu daray qudaar kaban iyo muuqaal duubis dironis leh !!💘
❣Dhalashooyinka xafladaha safar salaameynta iyo qurxinta munaasabadaha gudaha sida weddingi desing ama in laguu qurxiyo hoolasha shirarka .
Si waliba kusoo dhawaada #cajiib saad magaca oga jeedaanba waxaad la kulmi doontaan wax qabad #cajiib ah iyo dad wada wada #cajiiba❣🤝.
Aderss:: Sayidka kasoo horjeedka Dayax hottel
Contact us whatpp ama call 252618050053
Yaad jeclaan lahayd in lagu bilaabo
#share❣
#cajiib events
Mohamud Ali Haji oo kamida saxafiyiinta soomaaliyeed kana so qeyb galaya xadhig jarkii shirkadda #cajiib_events ayaa jeediyay qodbad iyana #cajiib_cajiib dhaaftay ah maxamuud waxuu ku hadlaayay afka tiro saxafiyiin ah oo madash joogay.
"Magaaladan isbadalo badan ayaa ka dhacaya oo muhiim u ah dhanka ganacsiga
Iyo fursadaha dhalinyaradu ay muujinayaan
Cajiiba waxay ka mid tahay iyana fursadaha imika soo baxaya
3dex mas'alana muhiim ayay u tahaya
Tan 1aad waa meel ay ka shaqeynayaa dhalinyaro oo fursad ayaa halkaa ka abuurmeysa
2aad Baahi hadda loo qabo oo waqtigeeda taagantahay
madaama ol-ole doorasha bilaaban doono oo fursado badan ay soo bixi donaan saxaafaduna qeyb ayay ka tahaye
In ay qaban-qaabiyaan iyagana fursadoodey tahaye
3aad waxii ay barteen in ay ku shaqeystaan oo ay ka door bideen in ay shaqaale noqdaan kana faaideystaan iyaga iyo bulshadoodaba"
Mohamud waxuu jeediyay qodbad
Dhiiri galin iyo dar-daaranba u ah
Team #cajiib_events mahadsanid
Special thanks Team social media
#SharePlz