Guusha jacylka lamaanaha

Guusha jacylka  lamaanaha ����

Uurjiifkan (ilmaha) waa la soo tuuray sababtoo ah wadnuhu wuxuu istaagay 14 toddobaad Hooyada ayaa diiday in ay iska soo...
05/10/2022

Uurjiifkan (ilmaha) waa la soo tuuray sababtoo ah wadnuhu wuxuu istaagay 14 toddobaad

Hooyada ayaa diiday in ay iska soo xaaqdo, waxa ayna go’aansatay in lagu sameeyo qaliin si ay sawiro uga qaado, si ay fariin ugu dirto dhamaan hooyooyinka ka fikira in ay iska soo xaaqaan bilaha ugu horeeya ee uurka, in uurjiifka uu yahay mid dhameystiran inkastoo uu yar yahay iyo miisaankiisa.

Xasuusnoow ilmo iska soo rididdu waa sharci darro Nigeria marka laga reebo xaalad degdeg ah oo sidan oo kale ah

KANIINIGA JUGTA CULUS Wax ka ogow kiniinka la hadal hayo ee feegada ( vi**ra). Dawada magaceedu kor ku xusan yahay, oo a...
17/07/2022

KANIINIGA JUGTA CULUS

Wax ka ogow kiniinka la hadal hayo ee feegada ( vi**ra).

Dawada magaceedu kor ku xusan yahay, oo ah dawo caan ka ah soomaliya ama caalamkaba ayaan jeclaystay in aan idinla wadaago wax tarkeeda,iyo waxyeeladeeda intaba:-

maxay tahay vi**ra?

waa dawo ka tirsan dawooyinka la yiraahdo ( phosphodiesterase type 5 (PDE5) inhibitors), kuwaas oo kolka qofku qaato gaar ahaan ragga, keenta in xubinta taranka dhiig badan hesho,kadibna xubintu shaqadii ey gabtay qabsan karto.

maxay halis keeni kartaa?

dawadaan halista ey keeni karto waxaa ka mid ah,maadama qofku isagoo aan aqoon u'lahayn uu inta iska soo gato hadana cuno,waxaa dhici karta in uu cuno xaddi ka badan intii qofku cuni karey,saasna uu ugu xanuunsado,gaar ahaan waxay si toos ah hoos ugu dhigtaa cadaadiska dhiiga, taas oo sababta xaalad aan la mahadin, waa haddii aan lala tacaalin xilliga ku'haboon.

Mallaga maarmi karaa,mase jiraan waxyaalo kale oo loo isticmaalo?

Dawadaan waxaa loo isticmaalaa xanuunada wadnaha ku dhaca qaar ka mid ah oo la yiraahdo pulmonary hypertension,saas awgeed ma ahan dawo laga maarmi karo ama la oran karo waddan dhan hallaga mamnuuco.

Haddaba inta laga helaayo sharci caafimaad oo xakamaynaya in aan dawooyinka qaar oo vi**ra ka mid tahay qoraal dhakhtar la aan la iibinayo waxaa markasta jireysa in halisteedu badato,iyada keli ah ma ahan ee waxaa jira dawooyin la isku maandooriyo oo iyagana si caadi ah farmashiyada loogu iibiyo.

Talo soo jeedin: fadlan ha isticmaalin dawooyinkaan adoon laguu qorin, ogowna in ey dhici karto hadaad dhakhtar la kaashato in xaalkaagu ka sahlan yahay in aad qaadato kiniinkaan.

Fadlan faafi xogtaan si uu qof aan ogeyni isaga ilaaliyo mahadsanid.
W/q zarqaawi

Address

Mogadishu

Telephone

+252612450700

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Guusha jacylka lamaanaha posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share



You may also like