23/05/2020
Pagekan Waa page kusaabsan hawlaha uu Engineerku qabto waxana kamid ah,
1. Dhismeyaasha howlaha biyaha, beeraha, ganacsiga, guryaha lagalo, iskuullada wax lagu barto, xarumaha caafimaadka iyo dhammaan waxyaalaha laxidhiidha dhismayaasha .
2. Bixinta Tobabarada maamulka iyo xirfadaha biyo waraabka, maamulka iyo xirfadaha biyaha lacabo, Nadaafadda iyo fayodhawrka, Ganacsiga, maamulka mashaariicda, Luuqadda englishka, Shaqo abuur iyo shaqo tagga.
3. Kashaqeynta ganacsiga
4. Kashaqeynta haayadahab maxalliga ah
Intaas uu soo sheegeyba Engineerku wuxu u leeyahay khibrado dheeraada, maadaama uu kasoo shaqeynayey 13kii sano ee ugu danbeysey.
Haddii aad u baahantahey dhammaan hawlahaas 4ta qodob ah ee enginuurka kashaqeyo, fadlan laso xidhiidh Eng.Mohamed Abib Abdi isaga ayaa kuu fulindoona hawlahaaga shaqo ee kusaabsan khiraddiisa iyo waxbarashadiisa.