Amiir yare

Amiir yare page kan waxa aanu kugula wadaagaynaa warar ka , wacdiga diiniga ah, sheekoyinka ,taariikhaha ,riwa

Suaal furanMuuse biixi isagoo kaligiis  ah Somaliland maku darı karaa somalia goaankaana awoodeeda ma leeyahy
31/10/2023

Suaal furan

Muuse biixi isagoo kaligiis ah Somaliland maku darı karaa somalia goaankaana awoodeeda ma leeyahy

16/10/2023

Abdiqaadir jirde OO h**e UGA sii digay damaca Ethiopia EE KU aadan badda ha somalida

Xildhibaanad gobsan OO ujawaabtay xildhibaan Abdi qawdhan Sidee kula muuqata jawaabtasi
06/10/2023

Xildhibaanad gobsan OO ujawaabtay xildhibaan Abdi qawdhan

Sidee kula muuqata jawaabtasi

05/10/2023

Xuquuqda caruurta aan qaangaadhin waalidiintu ha ilaaliyaan

Waxaa lasoo saaray 20ka Jaamacadood ee ugu wanaagsan Somaliya bisha OctoberMaku jirtaa Jaamacadaada halkaan? Soo qor had...
02/10/2023

Waxaa lasoo saaray 20ka Jaamacadood ee ugu wanaagsan Somaliya bisha October

Maku jirtaa Jaamacadaada halkaan? Soo qor hadii ay ku jirto. Hadii ay ku jirin maku raacsan tahay

A night view of Hargeisa during rush hours in Somaliland.Somaliland is a self-declared autonomous region in northern Som...
23/09/2023

A night view of Hargeisa during rush hours in Somaliland.

Somaliland is a self-declared autonomous region in northern Somalia 🇸🇴

It is not internationally recognized as a separate country.

09/09/2023

6 waxyaabood OO jannada lagu galo

07/09/2023

“Waxay igu yidhaah-deen Wiil kaaga waanu iibinaynaa hadii aad lacagta dhakhso usoo diriwaydo..” Aabbe Cabdilaahi

ZAAD +252 63 4353877 EDAHAB +252 65 4353877

Intii dagaalku socday Madaxweyne Biixi wuxuu iigu yeedhay talo isagoo arrimahaa wax iga waydiinaya, xilyadii dagaalku bi...
07/09/2023

Intii dagaalku socday Madaxweyne Biixi wuxuu iigu yeedhay talo isagoo arrimahaa wax iga waydiinaya, xilyadii dagaalku bil uu socday waxaan kula taliyay Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland inuu magaalada Laascaanood ciidanka Somaliland ka saaro.

in shacabkii ka barakacay ee banaanada wadhan lagu soo celiyo magaalada, magaaladana laga daayo in la dumiyo, waxaanan u arkayay dan umaddeed inan colaadu fogaan ayaan u arkayay, nasiib darro taladaas ma garwaaqsan iyo kuwo dad kaleba ay siiyeen."

Maxamuud Xaashi Gudoomiyaha Ururka Kaah.

Wasaarada halo kala kiciyo somaalay
24/08/2023

Wasaarada halo kala kiciyo somaalay

23/08/2023

Mansha Allah KU xasil qur'aan Ka kariimka

Sii faafi kalaamka ALLE

23/08/2023

Dardaarankii Ugu Cajiibsanaa ee uu qoro qof marxuum ah 😥😥

" Waxeey tiri Si fiican U dhuux Waxa Aan qorayo
Geerideeyda K**a Wal Wal qabo
Muhiimad Weeyn iima laha , Sida jirkeyga U baaliyoobi doono.

Muslimiinta Sida Caadiga ah Marka Qof dhinto Loo Sameeyn jiray Ayeey igu sameeyn doonaan dharka ayeey iga bixin doonaan , Weey idhaqi doonaan Markay i Karfaniyan Ka dib gurigeyga iga soo Saari doonaan Waxeey Ii Kaxeeyn doonaan Gurigeyga Cusub Ee Qabriga

Dad badan ayaa tacsiyadeyda imaan doona Bal qaarkood Balamihii iyo Shaqooyiinka ay lahaayeen ayeey aniga darteey U soo deyn doonaan Si ay Meydkeyga U soo raacaan Ka dib Duugteyda uga qeeyb qaataan.

Dadkaas Sidaa U tirada badan Maalin intaan Noolaa Hal mar Ma aysan isiin Nasteexo Wax Ka tari doonto Geerideyda bacdigeed Kheyr ima aysan fari jirin Alla ima aysan Xasuusin.

Wax yaabaha intaan Sariirta Meydka Saaranahay Laga Takhalusi doona Waxa Ka mid ah......
1. Qolkeyga
2.
3.
4.
5. Qaaliga ahaa
6.
Dhamaan intaan Qabriga tagin ayaa lakala qeybsaday.

Xitaa Haddii ay ii Sadaqeyn lahaayeen Wax beey ii tari lahaayeen Oo ayaan Ku kaban lahaa
Aan intaas Soo tacbaayay Waxaa lagu Kala dhaxlay maalmo gudahood Ha badnaadan ama ha yaraadan Xisaabtoodana Aniga ayeey I sugeysaa 😥

Markan dhintay Waxaa Ugu h**eeyo Ee iga dhacaaya Dadkuna Dhaqso U badali doonaan Waa
Qolka Anigo Ku jiro Ayeey dadka Oran doonaan Away ? Waan Maqlayaa Laakiin Ma Oran Karo Waa ikan Bal Magaceygii Saacad Ka hor leygu Wici jiray meey igu Wacaan 😥.

Markeey Rabaan in ay Igu dukadaan Waxeey i Oranayaan Aaway .?Bal Meey magaceyga iigu yeeraan.
Markey Luxdiga i dhigayaan Waxeey igu Oranayaan Meydka Ka feyda.
Meydka Bal Meey Magaceyga iigu yeeraan .

Sidaa darteed Ma aheeyn ineey isiraan Ama Aan ku sirmo iyo Aan Ku faani jiray Maanta Magaceyga Kaliya in ay Ku dhawaaqaan Xitaa iima quuraan.😥

《Intaasi Waa Tusaalo Balse Xaqiiq ayaad U Arki doontaa Maalin Maalmaha Ka mid ah;》

Qofka maanta Noolow ,,,,,, Ogow Murugta Ku sugeyso Waxeey U qeybsami doontaa ilaa Sadax qeeyb Oo Kala ah:

1: Dadkii Kuu aqoonsanaa inaad tahay Nin Karmeet ah Xoog iyo Karti badan Waxeey Ku Oran doonaan Yaa .

2: Saaxiibada Waxeey Kuu murugoon doonaan Saacado Maalmo Xitaa Isbuuc iska dheh Ka dib Sheekada Weey Ka bixi doonaan ayaa dhici doona.

3: Aad U daran Oo laga dareemi doona Aad Ka baxday iyo Maalmo Isbuuc bilooyiin Xitaa sanado Ka dib Waa lagu Waxaad galeeysaa dadka Mar Mar La .

Xisaabtaadii Aduunka Halkaa Ku dhamaatay Waxaa bilaaban Xisaabtii Aad Aakhiro ku laheed.
Xoolo Ma lihid Quruxdii Waa Kaa dhamaatay Owlaad iyo Caruur ma lihid Caafimaad Haba Sheegin Waxad Ka tagatay Daarihii dhaadheeraa Aad dhistay Xaaskaagii Ninkale ayaa qabo Ama Ninkaagii Naag kale ayuu qaatay.

Kaliya Waxaad Maanta haysataa Wanaagsanaa Su,aasha Hadda taagan Waxeey tahay Ma heysataa Maanta la jooga Camalkaas Beri Ku anfici lahaa.?
Maku dadaashay Salaadaha faralka
Sunooyiinka Sadaqada Sirta ah Salaadda Habeenkii Loo istaago mise maya.?

Qofka Marka Uu dhinto Muxuu Ugu Calaacalaa Rabiyow Haddaad dib Aduunka iigu celiso Waan Soo Sadaqeynsan lahaa.
قال تعالي: [ رب لولا ءخرتني الي اجل قريب فأصدق ].
Maxeey tartaa Sadaqada Uu Qofka Dhintay Ku arkay geeridiisa ka dib.?

Muxuu U dhihi Waayay Waan soo Xaji lahaa Waan Soo Salaadi lahaa Waan soo soomi lahaa.

Culimada Waxeey yiraahdeen Waxaa U sidaa U yiri Ka dib Markii Uu arkay Weeyninka ay leedahay Sadaqada iyo ajarka laga helayo Oo tiro badan " War Ka faa"ideyso Wax bixi Hadda.

Qoraalkan Oo Allah dartiis U faafiso ayaa Ka mid ah Sadaqada Waxaa dhici Karto Qof Aad U Share gareeysay Qoraalkan in Uu wax bixiyo...

Adigaana Sabab U noqday Halkii Xasano Waxaa Laguu laba jibaaraa .

Waa Amaano dushaada Saaran Qiyaamane Waa lagu Weeydiin" Fadlan Qoraalkan U dir ilaa Aad Ka mid tahay Kalmada Wanaagsan Waa Haddaad dhameysay plz Alla Xuskiisa badi.

19/08/2023

Mansha Allah kalaamka ALLE macaana

14/08/2023

Marka adigo xanuusan Ex taadi oo dhakhtara u tagtid xaasid sana

12/08/2023

Qabyaalada dhagaysigeeda İska dhaaf,dhagayso qur'aanka kariimka ah isaga KU liibaanaysa aaqiro iyo aduunyaba

Sii na faafi

Maxa Lagu xasuusan doona xaaji Abdi waraabe Allah ha unaxariste 🤲
12/08/2023

Maxa Lagu xasuusan doona xaaji Abdi waraabe Allah ha unaxariste 🤲

05/08/2023

R wasaare hamse abdi Barre oo dhahay tartiib tartiib Aya a loo Soo noolanaya

Aqoontii oo digsi gashay 🤣
04/08/2023

Aqoontii oo digsi gashay 🤣

02/08/2023

Somaliyay tartana Garan maynee shanteena salaadod aynu iska tukano

Mid heego ah baa manta intaa Google Ka baadhay xogta gacan libaax 😂😂
29/07/2023

Mid heego ah baa manta intaa Google Ka baadhay xogta gacan libaax 😂😂

29/07/2023

Si faahfahsan u ogaw danta ay turkiyga iyo dubia ay Ka leeyihiin somalia, waxaa Ina la wadagaya shiikh abdirahman bashiir

Lasoco Q 2aad na

25/07/2023

Imisa jeer baa magaca nebiga Mohamed quraanka lagu sheegay..?

Maxaad KU tilmaami lahayd
23/07/2023

Maxaad KU tilmaami lahayd

20/07/2023

wixii igu layaabka badnaa een baraha bulshada ku arko maantan arkay.

17/07/2023

GO'AANKA: Doorashada Ururada ayaa soo horreysa, waxaana la qabanayaa 28 December 2023. Halka Doorashada Madaxtooyada la qaban doono bil ka hor muddo xileedka Madaxweynaha oo ku beeggan November 13 2024.

Sidaas waxaa go'aan kusoo saaray Guddida Doorashada Somaliland.

Maxaad ka Ogtahay Tariikhada Gudoomiyih Isu Badalay Horjagaha Maleeshiyadka?Cabdirisaaq  Khaliif Axmed Dawdar waxa uu ku...
11/06/2023

Maxaad ka Ogtahay Tariikhada Gudoomiyih Isu Badalay Horjagaha Maleeshiyadka?

Cabdirisaaq Khaliif Axmed Dawdar waxa uu ku dhashay magaalada Laascaanood, sannadkii 1967-dii, waxabarashada hoose waxa uu ku qaatay isla magaaladaas.
Halka uu waxbarashadiisii sare uu ku qaatay koonfurta Soomaaliya
Waxaa se uu sheegay in aanu ku shaqayn wixii bartay isaga oo u baydhay dhanka ganacsiga gaarka ah, maamulka iyo siyaasadda.

Labaatankii sano ee u dhaxeeyey 1991 illaa 2010 hawlahaas ayuu ku mashquulsanaa.
Xukuumadii ugu horreysay ee madaxweyne Siilaanyo ayuu ka noqday sannadkii 2010-kii wasiirkii Wasaaradda Ganacsiga, Wershedaha iyo Dalxiiska.

mar kale 2013 bishii 7aad uu noqday Wasiirka Hawlaha Guud iyo Guryeynta Somaliland.
Sannadkii 2015-kiina waxa uu ka mid tiro wasiirro ah oo iska casilay xukuumaddii Madaxweyne Siilaanyo, kuwaas oo markii danbena ku biiray xisbigii mucaaradka ahaa ee Waddani.

Sannadkii 2016 - kiina waxa uu noqday xoghayaha Maaliyadda ee Xisbiga Waddani.
Halka 2018 bishii 3aad uu noqday Guddoomiye Ku Xigeenka Koobaad ee Xisbiga Waddani.
2021-kii ayuu ayuu isu sharxay xubin Baarlamaan isagoo ka soo baxay gobolka Sool.
Golaha Wakiillada Somaliland ayaa u doortay guddoomiye iyagoo mucaaradku ku bahoobay.

Maanta ayuu iska casilay guddoomiyenimadii, xubinimadii iyo weliba xubinimadii xisbiga Waddani.

Qoraal ahaan u qor sawirkan erayada uu Ka turjumaayo
04/06/2023

Qoraal ahaan u qor sawirkan erayada uu Ka turjumaayo

Hambalyo madaxweyne
28/05/2023

Hambalyo madaxweyne

24/05/2023

Labo nin oo isku eeg iyo sida ay dumarkoodu ukala yaqaanan Sheeko cajiiba

08/05/2023

Maxaad Ka taqaana luuqada jirka ee dadku kuwada hadlaan(body language)

05/05/2023

Waligaa ma aragtay geel dadka candhuuf Ku tufaya

27/04/2023

Moyer mooge oo Ku jira shaqo maalmed kisa khamiis laha ahaa

cagaarinti caasimada ayaa socota

Maxaa Ka leedahay

22/04/2023

Wali. Ma maqashay qisada gabadhan!

Waa tusaale cajaaiba

Ciid mübarek dhamaan umada muslimiinta ah gaar ahaan ummada somaaliyeed,waxaan Alle Ka baryaynaa in uu bisha bisheeda ba...
20/04/2023

Ciid mübarek dhamaan umada muslimiinta ah gaar ahaan ummada somaaliyeed,waxaan Alle Ka baryaynaa in uu bisha bisheeda bashbash iyo barwaaqo inagu gaadhsiyo
Aamin

Ciid mübarek

WAR DEGDEG AH: Sucuudiga ayaa ku dhawaaqey in berri oo ah maalin jimce ah ay tahay maalinta koowaad ee bisha Shuwaal isl...
20/04/2023

WAR DEGDEG AH: Sucuudiga ayaa ku dhawaaqey in berri oo ah maalin jimce ah ay tahay maalinta koowaad ee bisha Shuwaal isla markaana ay tahay Ciidul-fitr.

20/04/2023

Reer Burco iyo Qabiilada ay ku Barteen Dagaalka Laascaanood..😂😂😂

Adigu qabiilke ma qashay ama aad baratay intuu dagaalku socday

18/04/2023

Sakaatul fidrigu sidee loo bixiyaa ,wakhtigee baa ugu munaasib san in la bixiyo.

Xoogsade Media Production

Şii faafi khayrka Walaal

Address


Telephone

+252659980892

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Amiir yare posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Amiir yare:

Videos

Shortcuts

  • Address
  • Telephone
  • Alerts
  • Contact The Business
  • Videos
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Event Planning Service?

Share