Abwaan jaamac cabdi calii

Abwaan jaamac cabdi calii Alaylehe waaruntaa

31/01/2021

Barigii dhalaanimo
Barashada aqooneed
Baydkii an ugu jiray
Saw beerka aadmiga
Badh badh looma qaybshe

Tuyaroo bidhaan wacan
Oo sidata buugtii
Iyadoo sibadhaxtiran
Bilicdeeda wadatoo
Buubaysa maan arag

Cishqi waa balaayee
Boodhari siduu udilay
Hodan baahideedii
Anna iima baraq lulin

Saw barashadydii
Buddhigiyo aqoontii
Marka aan idhaa bogo
Bidhaantii yartii uun
Kuma qaban budaydoo
Baraxbarax umaan rogin

Hadalada bislayn iyo
Beensheega caashaqa
Baryo waan aqaanoo
Midii iibidhaantaba
Waanbeegsan jirayoon
Boholyawga aabsido .
Ubayaaminaayee
Tani barashadeedii
Burji ay lahaydbaa
Barbar iigu tuurtoo
Marka aan idhaa beeer
Ama boogta maqashii
Wadnahay biyooboo
Baxsi baan kaqaadaa

Ba aneey aduunyooy
Anigoon bandhigi karin
Wali k**a bogsoonoo
Barbar ugama seexdee

Barbaartii jacaylkaay
Bal sidaan ubixikaro
Ama aan ubogan karo
Barta aan kagali karo
Wayniibanaantee
Booskeen waxmariyaa

Abwaan jaamac cabdi calii

UDALBAADAGA MAANTA DEEGAANKENI WACNAA DIGNIINTUU FIDINAAYODALKA GAARUFANAAYUU DAMQASHADIISA TUSEE
06/03/2020

UDALBAADAGA MAANTA
DEEGAANKENI WACNAA
DIGNIINTUU FIDINAAYO
DALKA GAARUFANAAYUU
DAMQASHADIISA TUSEE

06/03/2020

Hablahaa qaldhabaayee
Qolqoljaan cararaayee
Qaawinaaya jidhkoode
Qolmadaw galayee
Qayilaaya markaanee
Qiiqsigaar kudaraaya
Waana qaadasho Diide
Iyaa looqabsanoo
Qaladkaa laga raaci? ?

Address

Dire
Addis Ababa
DIRE

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abwaan jaamac cabdi calii posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abwaan jaamac cabdi calii:

Share