Shaafici Hassan

Shaafici Hassan Football analyst I'm a journalist talk about sports I love football and if you're the same people who love football we're on the same team welcome.
(1)

Another new version Shaaf Design
22/11/2023

Another new version Shaaf Design

Ku soo dhawaada gacmo furan Waxaan Idin heynaa Design ku qanci doonaa Iyo Diyaarinta muqaalada Qurux badan insha allh.

Discount ayaa jiri doonaa ilaa 1/12/2023.

Ka faaideysi wacan insha allh.

21/11/2023

Kawaran haddii Aad maarey weyso Naftaada Una doodeyso Dadka kale dooda?

17/11/2023

Lugta maal

16/11/2023

Somalia vs Algeria ๐Ÿ‡ฉ๐Ÿ‡ฟ hhhhh

16/11/2023

Somali vs algera live football โšฝ๏ธ

16/11/2023

Mahriz oo Niyada Noo dhisay

16/11/2023

๐Ÿ‘๐ŸŒ„

15/11/2023

SOCO

14/11/2023

Jacel iyo Lacag kee muhiimsan

13/11/2023

Wax cusub tijaabi

13/11/2023

Sheeko kasta waxey lee dahay 2 dhinac

Yaaaa dhiman
12/11/2023

Yaaaa dhiman

12/11/2023

Ciyaarti Sanadka Chelsea cabsi cabsi waaye iga tag waa badbaadnay caawa

12/11/2023

What a game

12/11/2023

Waax kale socoda caawa Chelsea waji kale laa soo baxday

12/11/2023
12/11/2023

Waa siran yahay $5 oo meel cidlo ah taaal

10/11/2023

Galab wanagsaan

09/11/2023

LONG TIME ๐Ÿซ‚

08/11/2023

ISKU NUMBER ๐Ÿ˜‚

Miisanka culus
08/11/2023

Miisanka culus

Man City Ayaa Ah Kooxda Ugu Horeyso Ee Xaqiijisatay Wareega 16-Ka Champions Leagueโœ…

kevin

Kala saar doolarkiisa iyo Dadnimadiisa
06/11/2023

Kala saar doolarkiisa iyo Dadnimadiisa

๐๐ฎ๐ฎ๐ ๐ ๐ข๐ข ๐ฅ๐š๐›๐š๐๐š ๐œ๐ฎ๐ญ๐ฎ๐› ๐จ๐จ ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐ก๐จ๐ซ๐ž๐ฒ๐ฌ๐š๐ฒ ๐š๐ฒ๐š๐š๐ง ๐ก๐š๐๐๐š ๐๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ž๐ฌ๐ญ๐ข๐ซ๐š๐ฒ๐Ÿ˜„

๐…๐š๐ฅ๐œ๐ž๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ข๐ข๐ง๐š ๐ฐ๐š๐š ๐ข๐ข ๐ฆ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ. ๐Œ๐ข๐๐š๐ค๐š๐ฅ๐ž ๐ข๐ฌ๐š๐ฌ๐ข๐ข ๐๐ข๐ข๐ฐ๐š๐š๐ง ๐ ๐š๐ฅ๐ข ๐ฌ๐ข๐๐š๐š๐ง ๐ฎ๐ง๐จ๐ช๐จ๐ญ๐จ ๐ช๐จ๐Ÿ๐ค๐š ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐ก๐จ๐ซ๐ž๐ž๐ฒ๐š ๐จ๐จ ๐จ๐ ๐š๐š๐๐š ๐›๐š๐ง๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐š ๐›๐ฎ๐ฎ๐ ๐ ๐š๐ง. ๐Ÿ๐ŸŽ ๐ช๐จ๐Ÿ ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐ก๐จ๐ซ๐ž๐ฒ๐ฌ๐š ๐ฐ๐š๐š ๐›๐ข๐ฅ๐š๐š๐ฌ๐ก ๐š๐ฒ๐ž๐ž ๐ค๐ฎ ๐ก๐ž๐ฅ๐ข ๐๐จ๐จ๐ง๐š๐š๐ง.

๐‡๐š๐ฅ๐ค๐š๐ง ๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐๐ข๐ข๐ฐ๐š๐š๐š๐ง ๐ ๐š๐ฅ๐ข:

https://shorturl.at/ruEMZ

๐’๐ก๐š๐ช๐š๐š ๐ฌ๐จ๐œ๐จ๐ญ๐จ...

Mohammed Abdelqadir

23/10/2023

Wacdi iyo waano. Shiikh mustafe .

Maxaad jeclaa laheyd inaan halkaan ku soo Gudbiyo Studio is completed.
22/10/2023

Maxaad jeclaa laheyd inaan halkaan ku soo Gudbiyo Studio is completed.

22/10/2023
21/10/2023

Ipad yaa ka daawan jiray ciyaar Goos goos Badana internet 10mb xawaar ah leh xiyaa kuma shaqeynaayo.

21/10/2023

Sharci leys waydiinaa meshaam

18/10/2023

In Aad noqto qof muhiim ah Oo meeshi uu tago laga xushmeeyo hadddii aad rabto talooyin ayaan ku siinaa
1.Aamus Inta aad awoodo inaad aamus Naato.
2. Sidoo kale Dadka ku Liida ama hoos kuu dhiga ha u jawaabin U qosol kaliya uga dhig in ey iyaga saxan yihiin .
3. Iska ilaali inaad Hal meel ama Rutting isku mid ah aad joogteyso waqti badan waxey kaa dhigi karaan qof hal abuur la,aan ah waxeyna kugu sababi karaan inaad la qabsan weyso haddii aad ka baxdo xeen daabka inta aad garaneyso waxaan kugu adkaa doona inaa Hesho Farxad iyo daganaasho .
4. Ugu danbeyn Wixii kugu dhaca ama aad aragto ka shekee si qof kale uu wax uun uga barto Ama xitaa nolsohiisa ey badasho .

Guuleyso.

Nuux Farma

18/10/2023

Soo laabasho

15/10/2023
12/10/2023
No one too old to learn.
11/10/2023

No one too old to learn.

Page kaan ma socdo ee ma kii caruurta furty 3.6k ayuu ku dhagay ee hal mar share wada dhaha
11/10/2023

Page kaan ma socdo ee ma kii caruurta furty 3.6k ayuu ku dhagay ee hal mar share wada dhaha

Waa loo xiisi doonaa Qoftaan follow dhaha Mushaar ayeey bilaabi rabtaa mar dhawโœ‹๏ธ
10/10/2023

Waa loo xiisi doonaa Qoftaan follow dhaha Mushaar ayeey bilaabi rabtaa mar dhawโœ‹๏ธ

08/10/2023

Waa markii labaad sanadkaan Arsenal dhagaha ku dhufaneyso Manchester City. Ka sheekeeya hee.

08/10/2023

Waxaan daremayay Lee dhacay

Ha loo Camiro yarkaan waa Top level
08/10/2023

Ha loo Camiro yarkaan waa Top level

Saadaalinta Kulanka adag ee u dhaxeeya Arsenal vs Manchester city.

Maxaad ku saadaalin laheyd adiga?

08/10/2023

Game of the week

08/10/2023

City Galabta waa loo yabaa

Arsenal waa in ey iska dulqadaa gumeysiga ey City ku heyso.

gareey

Noma Raage Abdimajid Mo Aarka Nuux Farma

Adresse

Oslo

Telefon

+252683446699

Nettsted

Varslinger

Vรฆr den fรธrste som vet og la oss sende deg en e-post nรฅr Shaafici Hassan legger inn nyheter og kampanjer. Din e-postadresse vil ikke bli brukt til noe annet formรฅl, og du kan nรฅr som helst melde deg av.

Kontakt Bedriften

Send en melding til Shaafici Hassan:

Videoer

Del


Andre Fest og underholdning i Oslo

Vis Alle

Kan hende du ogsรฅ liker