
01/01/2024
Sharuudaha shaqada waa
1: waa in aad haysata shaahaado dugsi sare / jamacad ama wax u dhigma.
2: waa in aad ledahay qibrad ku saabsan Naqshadeeye xafladeed.
3: Waa in qibradaada ugu yaraan hal sano tagay
4: waa in aad muqdisho ku nooshahay
Waxii faafaahin ah nagala soo xariir whatsappka +252 61 0866439