WADA JIRBA GUUL LEH

WADA JIRBA GUUL LEH Aan wada hadalo waa aan guulaysano

SUBAX WANAGSAN DHAMAAN MUSLIMIINYATA
18/11/2023

SUBAX WANAGSAN DHAMAAN MUSLIMIINYATA

11/11/2023

DHIBKA HABARJECLO HAYA MUXU YAHAY

15 kii Sano ee deegamada dhulbahante meelo kamid ah ciidanka somaliland joogey waxaa jirey faa,idoyin ay beeshasi ku qabtay oo ay kamid ahaayeen

1. In ay ciidanka daba hayaami jireen meeshi macquul ah ee 2da Deegan iska soo galaana Marka ciidanku d**o ee ay saldhig mudo ahaato in la deegaamayn jirey oo berkedo iyo dhismeyaal dhuumaalaysi ah laga samayn jirey sida kaamka buqdharkeyn .

2. Marka juffo dhulbahante ka mid ah iyo qaar habarjeclo ah isku dhacaan waxaa Isla markiiba meesha Iman jirey ciidanka maamulkaas ee qabiilaysan iyagoo Raba inay dhex-dhexaad iska dhigaan lkn gurmad habarta u ah ,

Waxayse ciidankani inaysan ciidan nidaam dawli ah ku shaqaynaya ahayn si qaawan ugu badheedheen sanadihi 2012____2013 kii marki reerkaasi Baliga kalshaale baraago ka qoteen ee kadibna iyadoo wada hadaladi odayaasha socdaan ay mooryaanti halkaasi joogtay jid-gooyo dhigteen islamarkaana ku dileen nin ganacsade ahaa oo jidkaa ku safrayey Una dhashay beesha CALI GERRI AXMED , kadibna 40 wiil oo reerkaas ahi inta MARQAAN habenki xigey gaari kaso kaxaysteen meeshii iyo wixii joogeyba cagta mariyeen (QUDH QUDHLENA INUU SIGISLE YAHAY SUBAXDI WAY KOW) sida uu ku maansoodey wiil ragaas ka mid ah ayaa sidaa ahayd .

Halksaasi markay marayso ilaa qorshe la Isla ogyahay buu ahaa kuwan kabahodi ka ordey iyo maamulka habarta dhulka u raadinayee isla markiiba 2 guuto oo ciidanka maamulkaas ah baa meeshi yimi wada hadal iyo waxbaa la gelayaa bay dheheen meeshi wax laga qodeyna iyagaa degay waa military gii dadbanaaye , dhulbahantihina Bali aan ka fogayn oo hagoogane la dhaho ayey degeen , balse marki la isla af-gartay in meeshana sidaa loo duugay ay ahaato colkana la Kala qaado reer buuhoodle way aqbaleen waxaana HAGOOGANE lagaga tegey dhinaceena 80 wiil oo ilaalo ah , hadaba maxaa dhacay .

Isla galabkiiba ciidanki somaliland ee 2da guuto ahaa waxay soo weerareen wiilashii halkaas lagu dhaafay oo ay laayeen qaar ka mid ah qeyb kaloo ka mid ahna maxaabis ahaan uqaateen wuxuuna noqdey dagaalkaasi mid wixiiba fashil ku reebay oo mudo dheer socdey goobo badan oo kalena ka dhacay isla markaana habarjeclo iyo maamulkan taagta daraniba ay darbiga madaxa kuso dhufteen , waana dagaalki lagaga hantiyey hubka ANTI AIRCRAFTS KA ah ee gobolka sool lagaga saarey qeyb ka mid ah , gabaygii horana mid kalaa kuso biirey ( SEBENTIINKII LAGU FAANI JIREY SAACAD LAMA HAYN ) Waa maalin kaloo guutoyinki dagaalka gardarada ah bilaabay mid ah oo ay Commando military ahaan uhaysteen gabigeediiba Xaalada ciidanka ka baxdey , eber laga dhigey ,

Marka sheekadan dheer waxaan ku keenay qoladan gooja cadena ku dhamaatay iminkana ku fikireysa bakhti baa soo noolayn kartaan , iyo in ciidan somaliland deegan dhulbahante idiin cadaadiyo , HA WADHLAYSO

Ilaahay barwaaqada iyo roobabka uu nagu nimcaystay , hanooga dhigo kuwo dhib noo keenin ee lagu badhaadho
07/11/2023

Ilaahay barwaaqada iyo roobabka uu nagu nimcaystay , hanooga dhigo kuwo dhib noo keenin ee lagu badhaadho

05/11/2023

Dadka somaliyed waxaa lagudboon inay allh ugu xamdi naqaan nimcada roobka barwaaqada ah ee sanadkan Rabbi noogu deeqay ,

Sidoo kalena looga faa,idaysto tacabka beeraha iyo biyo xidheeno keyd ah , waa nasiib daro dhowr bilood kadib in aan ka cabano baad yari iyo biyo la,aan

13/10/2023

Ninki Madhibaan ee ABWAAN Cali Dhuux diiday inuu mag ka bixiyo

Address

Jaalle Siyaad Road
Mogadishu

Telephone

+252617153562

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when WADA JIRBA GUUL LEH posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to WADA JIRBA GUUL LEH:

Videos

Share


Other Party Entertainment Services in Mogadishu

Show All

You may also like