Daarul Khayr

Daarul Khayr if i can dream i can act if i can act i can become

10/27/2024

Saacada Qiyaamaha Goormay dhici Sheekh xuseen Cali Jabuuti

10/27/2024

Xaqiiqada dagaalka Walaaleheen Sheekh Mustafe

10/21/2024

Sheekh Mustafe Waano Kuwa Dadka ka been Abuurta

10/20/2024

Suurayso walal buunko la yeeriyay Xaalad Nooceed ilaahay la hor tagi Lahayd

10/19/2024

𝐈𝐋𝐀𝐀𝐇𝐀𝐘 𝐗𝐈𝐃𝐇𝐈𝐈𝐃𝐇 𝐅𝐈𝐈𝐂𝐀𝐍 𝐇𝐀𝐃𝐀𝐀𝐍 𝐋𝐀 𝐘𝐄𝐄𝐋𝐀𝐍𝐎 𝐍𝐎𝐋𝐎𝐒𝐇𝐔 𝐖𝐀𝐘 𝐍𝐎 𝐌𝐀𝐂𝐀𝐍𝐀𝐍 𝐒𝐇𝐄𝐄𝐊𝐇 𝐗𝐔𝐒𝐄𝐄𝐍 𝐂𝐀𝐋𝐈

10/19/2024

Qisooyin Murugo badan Sheekh Abukar Xoosh

10/19/2024

Sheekh Mustafe Qisooyinka Boqoradii ugu Kibirka Badnaa iyo Halkay Ku Dambeeyen

10/18/2024

Qasiido macan Aduunayadan Aan Joogno

10/18/2024

Sheekh Mustafe Guushaada Hada Biloow

10/18/2024

Sheekh Mustafe Cilmiga Bada

10/17/2024

Sheekh Mustafe imtixaanki la mariyay Nebi Ebrahim Cs

10/14/2024

Albert Einstein Ninkii Ugu Miskaxda Badna Q 20aad Ee Nukliyeerku Fikradiisa Ku timi

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dalkan Jarmalka Annalena Baerbock waxay bil walba timaheeda iyo Make-upkeeda ku bixisaa lac...
05/04/2024

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dalkan Jarmalka Annalena Baerbock waxay bil walba timaheeda iyo Make-upkeeda ku bixisaa lacag 11,000€ (Koow iyo toban kun oo Yuuro) ka badan.

Xukuumadda Jarmalka ayaa la waydiiyay su'aashaas, oo sheegtay in November iyo December 2023 ay bil walba 11 kun oo Yuuro ka badan wajiga iyo timaha ku habeesanaysay Wasiiradda.

Lacagtaasna waa mid dowladda ay bixiso, ee mushaarka Wasiirka mid laga jaro ma ahan.

Seddax boqol iyo wax la jiro ayay maalintii isku habbaysaa marwada.

Siyaasiyiin xisbiga CDU ka tirsan ayaa dood ka keenay arrinkaas oo sheegay, in dad shaqeeya xooggooda canshuur laga soo jaray ay wasiiradda micno darro ku bixinayso.

Ra'iisul Wasaarihii h**e ee dalkan Angela Merkel oo hadda aanan xil heynin ayay dowladda bishii 3 kun oo Yuuro u qorsheysay Make-upkeeda iyo timaheeda, si ay quruxdeeda usii ilaalsato.

Qof xil haayana iska dhaaf.

Olaf Scholz oo dalkan hadda ka taliyana bishii 3 kun oo Yuuro ayaa ku baxdo wajigiisa iyo madaxiisa.

Xigasho - Ahmed Kadiye

04/09/2024

Niiko

Address

Germany
Berlin, CT
06022

Telephone

+251915156364

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Daarul Khayr posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Daarul Khayr:

Videos

Share